Maaryaa2 April 23 2008 17:02:30 Wararkii Ugu dambeeyay ee Siyaasadaha isdiidan ee Soomaalida kala Soco Wakaalada Wararka ee Maaryaa News Agency ama Maaryaa.Net
calicoon April 20 2008 21:40:30 Gaaladu wey isbaheysatay ee anaga muslimiin ahna aanu u istaagno dagaalka jihadka ah ee somalia ka socda
Hanad_mn April 20 2008 18:23:50 waxaan ahay naftii hure. hadii nabad lawaayana, nacab igama libin helo, naxariisna uma galo. ama geeri ama gobanimo insha allaah
xog-ogaal April 11 2008 10:39:12 ani waa yaabay ninkan maxaas ka rabo dadkaas ?
xog-ogaal April 11 2008 10:36:55 Amin dayniile aa u jawabay aan makhlay laakiin adiga sidii dumarka aa dhaho dhiiga i dhakhaakhay markay buraanburaan adiga saas an filaa
Shuke April 11 2008 10:22:48 Ma haayo, waayo waxba kama jiraan. Lakiin adiga waxan ku warsadey sawiirki gacmeedki Amin Cammir ma dawaatey?
xog-ogaal April 11 2008 09:43:29 TO: waan u maleeyhaa in shaqo doon la ahaa.
Lakiin wareysigii gudiga dib u heshiisinta iyo 190.000
usa dollar oo loo diiday ayaa waxaa ka sheekeeyey abdirahman guulwade warkaas ma haysaa shuke ?
mi