March 16 2010 00:57:19
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of music
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
  • 8.00 am
  • 2.30 pm
  • 8.00 pm
Users Online
-> Guests Online: 3

-> Members Online: 0

-> Total Members: 6
-> Newest Member: Dee31Conway
Wariye Maaryaa



Random Media
Somali Links
Allmuqdisho.com79
Aminarts.com100
Boramanews.com388
Bulshoweyn.com343
Calanka.com578
Dayniile.com1017
Dhalinta.com401
Hiiraan.com286
Lughaya.com287
Mahiigaan.com40
Onkod.net118
Qarandoon.com364
Somaliweyn.com324
Waagacusub.com512
Wehelmedia.com118
Xoghaye.com254
Xogsheeg.com359
Xogta.com437
Xusuus.com597
WELCOME TO MAARYAA.NET



Soo Dhaweynta Shariif ee London
Somali News
M/weyne Obama oo loogu baaqay inuu wada hadal la galo Islaamiyiinta Soomaaliya.
Madaxweyne Shariif oo dib ugu soo noqday caasimada Muqdisho.
Culumada Islaamka oo ku baaqay in la joojiyo dagaalada Soomaaliya.
Gudaha dalka Kenya oo laga bilaabay qabashada dadka aan heysan Sharciyada.
Ciidamada badda ee Ruushka iyo Mareykanka oo iska kaashanaya la dagaalamida burcad badeedka.
Shir Caalami ah oo loogu hadlayo arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Dubai.
Ahlu Sunan iyo Dowlada Somalia oo heshiis ku kala saxiixanaya Addis Ababa.
Dowlada Syria oo burcad badeedka ka codsatay inay sii daayaan markab dalkeeda laga leeyahay.
Dowlada Mareykanka oo beenisay inay ka qeyb galeyso dagaalada Soomaaliya.
Kalluumeysata degmada Hobyo oo ka cabanaya Diyaaro dagaal oo jawi hoose ku duulaya.
Degaano hoos taga Kismaayo oo Fatahaad ku sameeyay Wabiga Jubba.
Shacabkii ku dhaqnaa waqooyiga Muqdisho oo ka baxday holaca Rasaasta.
Dirirtii waqooyiga Muqdisho ka jirtay oo mar kale bilaabatay iyo madaafiic la rusheynayo.
Taliska Booliska oo soo bandhigay HUB ay kasoo qeybteen xaafadaha Muqdisho.
Maamulka Puntland oo u jawaabay eedeyn culus oo ugu timid QM.
Yuusuf Indhacade oo cadeeyay inay Idaacada Shabelle la shaqeyso Al-Shabaab.
Dagaal iyo Madaafiic is barbar socda oo ka bilowday deegaanada Waqooyiga Muqdisho.
Burcad badeed Soomaalida ah oo lagu xukumay dalka Kenya.
News in English
Kenyan border guards start operations in Mandere town

Sudan arrests Somali Islamist leader while trying to escape to Eritrea

Somalia: Tense increases, death toll of yesterday’s clan fighting rises 20

Somalia: Heavy fighting continues 3rd consecutive day in Mogadishu

Somalia: “The fighting will not be stopped” two rival sides

Somalia: Fighting, shelling restarts, injuries 5 civilians in Mogadishu

UN envoy, TFG minister say will search food corruption

Somalia: Bitter fighting kills two civilians in Mogadishu

Educators oppose US military involvement to Somalia

Articles & Opinion
TACSI ku socoto Maareeyaha Dahabshiil ee gobalka Awdal Ismaaciil Cabdi Riiraash.

Maqaal: Paul iyo Rachel Chandler maxay galabsadeen?

Maqaal: Qoonsiga Keenyaanka iyo qabqabashada Soomaalida

M/weyne Obama oo loogu baaqay inuu wada hadal la galo Islaamiyiinta Soomaaliya.
Posted by -> admin on March 15 2010 11:57:12


Somali News15 Mar 2010 (MNA) - Qaar ka mid ah qubarada Soomaalida iyo Maraykan ee ku sugan gudaha dalkaasi ayaa Madaxeynaha dalka Maraykanka Barak Obama ugu baaqay in uu wadahadal la galo Islaamiyiinta wadanka Soomaaliya.


RIIX HALKAAN · 0 Comments · 22 Reads · Print
Madaxweyne Shariif oo dib ugu soo noqday caasimada Muqdisho.
Posted by -> admin on March 15 2010 11:56:51


Somali News15 Mar 2010 (MNA) - Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta barqadii waxaa ay dib ugu soo laabteen Magaalada Muqdisho.


RIIX HALKAAN · 0 Comments · 6 Reads · Print
Culumada Islaamka oo ku baaqay in la joojiyo dagaalada Soomaaliya.
Posted by -> admin on March 15 2010 11:56:06


Somali News15 Mar 2010 (MNA) - Culamadii ka qeyb gashay kulan looga hadlayay arimaha Soomaaliya oo shalay lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Dubia ayaa ugu baaqay dhinacyada Soomaalida in ay dagaalada joojiyaan.


RIIX HALKAAN · 0 Comments · 8 Reads · Print
Gudaha dalka Kenya oo laga bilaabay qabashada dadka aan heysan Sharciyada.
Posted by -> admin on March 15 2010 11:55:33


Somali News15 Mar 2010 (MNA) - Ciidamada Kenya ee ilaaliya Xuduuda Kenya iyo Somaaliya ayaa gudaha Magaalada Mandheera ka bilaabay howlo lagu qab qabanayo dadka aan heysan dhalashad Kenya.


RIIX HALKAAN · 0 Comments · 11 Reads · Print
Kenyan border guards start operations in Mandere town
Posted by -> admin on March 15 2010 11:55:05


News In Eglish15 Mar 2010 (MNA) - The Kenyan border guards have started operations to capture the Somalis with out Kenyan nationalities in Mandere town, witnesses said on Tuesday.


RIIX HALKAAN · 0 Comments · 5 Reads · Print
Sudan arrests Somali Islamist leader while trying to escape to Eritrea
Posted by -> admin on March 14 2010 12:07:11


News In Eglish14 Mar 2010 (MNA) - Sudanese security services arrested a Somali Islamist leader while he was attempting to cross border to Eritrea, a Somali outlet reported today from Mogadishu.


RIIX HALKAAN · 0 Comments · 8 Reads · Print
Somalia: Tense increases, death toll of yesterday’s clan fighting rises 20
Posted by -> admin on March 14 2010 12:06:49


News In Eglish14 Mar 2010 (MNA) - A tense situation between two rival Somali clan militias has increased at Amara and Ba’adweyn villages in Mudug region, just as yesterday’s death toll rose to 20, witnesses said on Sunday.


RIIX HALKAAN · 0 Comments · 7 Reads · Print
Ciidamada badda ee Ruushka iyo Mareykanka oo iska kaashanaya la dagaalamida burcad badeedka.
Posted by -> admin on March 14 2010 12:06:17


Somali News14 Mar 2010 (MNA) - Afhayeen u hadlay Ciidamada Badda ee wadanka Ruusha ayaa sheegay in taliyayaasha Maraakiibta Dagaalka ee Ruuska iyo kuwa Maraykanka ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ay si wadajir ah u wadaan howlgalo ay isaga kaashanayaan la dagaalanka Burcad badeeda Xeebaha Soomaaliya.


RIIX HALKAAN · 0 Comments · 12 Reads · Print
Shir Caalami ah oo loogu hadlayo arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Dubai.
Posted by -> admin on March 14 2010 12:05:53


Somali News14 Mar 2010 (MNA) - Shir Ciwaankiisa laga dhigay Soomaaliya iyo Xigmadda Shareecada islamarkaana uu ka qeyb galayaan Madaxweynaha dowlada KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif iyo culumaa’udiink Caan ah ayaa maanta ka furmay Magaalada Dubia.


RIIX HALKAAN · 0 Comments · 10 Reads · Print
Ahlu Sunan iyo Dowlada Somalia oo heshiis ku kala saxiixanaya Addis Ababa.
Posted by -> admin on March 13 2010 11:29:13


Somali News13 Mar 2010 (MNA) - Dowladda KMG ee Soomaaliya iyo Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa maanta heshiis kama dambeys ah waxa ay ku kala saxiixanayaan magaalad Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia.


RIIX HALKAAN · 0 Comments · 19 Reads · Print
Dowlada Syria oo burcad badeedka ka codsatay inay sii daayaan markab dalkeeda laga leeyahay.
Posted by -> admin on March 13 2010 11:28:46


Somali News13 Mar 2010 (MNA) - Dowladda Siiriya ayaa ka codsatay Burcad badeeda Soomaalida in ay sii daayaan Markab laga leeyahay dalkaasi oo dhawaan lagu afduubtay meel u dhow biyaha Soomaaliya.


RIIX HALKAAN · 0 Comments · 13 Reads · Print
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Wareysi Lamaanaha UK
Lamaanaha UK
Qabyaaladiiste Togane
QARANDOON.com


Wargelin Show


XAYEYSIIS