September 09 2010 07:33:28
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of music
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
  • 8.00 am
  • 2.30 pm
  • 8.00 pm
Isbitaalka Borama
Dugsiga Geb
Kaalmo Agoon
Wariye Maaryaa



Random Media
Somali Links
Somalichannel.tv222
Allmuqdisho.com978
Aminarts.com795
Boramanews.com1137
Bulshoweyn.com1075
Calanka.com1756
Dayniile.com2851
Dhalinta.com1220
Hiiraan.com911
Lughaya.com1341
Mahiigaan.com803
Onkod.net913
Qarandoon.com1255
Somaliweyn.com1051
Wehelmedia.com3702
Xidigtasports.com364
Xoghaye.com980
Xogsheeg.com1262
Xogta.com1360
Xusuus.com1842
WELCOME TO MAARYAA.NET



Xildhibaan dowlada KMG ah oo ka hadlay sharciga Argagaxisada ee PL.
Posted by -> admin on July 21 2010 09:27:23


21 July 2010 (MNA) - Mudane ka tirsan Barlamanka KMG Soomaaliya ayaa sharci daro ku tilmaamay Sharcigii argagixisada ee dhawaan ay ansixiyeen Barlamanka Puntland iyo Maxkamada la qorsheynayo in lagu qaado dambiyada argagixisada.

Xili Maalmihii ugu dambeeyay Magaalooyinka Maamul goboleedka Puntland ay ka jireen falal amni daro ah oo ay ka mid yihiin dilal iyo qaraxyo qorsheysan ayaa waxaa rintaasi ka hadlay qaar ka mid ah xildhibaanada Barlamanka KMG Soomaaliya ee ka soo jeeda Maamulka Puntland.

Xildhibaan Daahir C/qaadir Ciirro oo ka mid ah xildhibaanada Barlamanka ee ka soo jeeda gobolada Bari ee dalka Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in falalka amni darida ee ka soo cusboonaaday Magaalooyinka Puntland ay sabab u tahay Maamulka Puntland iyo shacabkooda oo aan xariir wanaagsan laheyn, waxuuna ugu baaqay inay gacmaha is qabsadaan si ay uga hortagaan falalka amni daro ee soo wajahay.

Xildhibaan Ciirro waxaa uu ku eedeeyay falalka amni daro ee ka dhaca Koofurta Soomaaliya, Maamulada Puntland iyo Somaliland inay ka dambeeyaan xoogaga ka soo horjeeda dowladda KMG Soomaaliya, waxuuna si meesha looga saaro dhinacyada ka soo horjeeda dowladda uu mar kale ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed oo idil inay is kaashadaan.

Sidoo kale xildhibaan Ciirro waxaa uu ka hadlay Maxkamadii dhawaan Maamulka Puntland uu ka furey Magaalada Garoowe taasi oo loogu talagalay in lagu qaado dambiyada dadka loogu eedeeyay falalka argagixisada, isagoo maxkamadaasi ku tilmaamay mid sharci daro ah oo looga dayanayo dhaqanka reer Galbeedka.

Waxaa uu intaasi ku daray in Barlamanka iyo Xukuumada Puntland ay ku qaldanyihiin ansixinta Sharciga iyo Maxkamadaasi

Hadalka Xildhibaankaan ka tirsan Barlamanka KMG Soomaaliya ayaa imaanaya xili shalay galab magaalada Boosaaso ee gobolka Bari lagu dilay labo askari oo ka tirsnaa Ilaaladii wasiir ku xigeenkii hore ee arimaga gudaha Maamulka Puntland.



1 Comment · 76 Reads · Print
Comments
#1 | wowgold on August 05 2010 09:52:58
MICROSOFT ff14 gil ff14 gil Bids to Acquire Catholic Church VATICAN CITY ffxiv gil (AP) ffxiv gil -- In a joint press conference in St. Peter's ffxiv power leveling ffxiv power leveling Square this morning, MICROSOFT Corp. and the Vatican ffxiv gil announced ffxiv gil that the Redmond software giant will ffxiv gil acquire ffxiv gil the Roman Catholic Church in exchange fo
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Somali Channel


Wareysi Lamaanaha UK
Lamaanaha UK
Wariye Dhaawacmay