September 09 2010 07:50:52
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of music
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
  • 8.00 am
  • 2.30 pm
  • 8.00 pm
Isbitaalka Borama
Dugsiga Geb
Kaalmo Agoon
Wariye Maaryaa



Random Media
Somali Links
Somalichannel.tv222
Allmuqdisho.com978
Aminarts.com795
Boramanews.com1137
Bulshoweyn.com1075
Calanka.com1757
Dayniile.com2851
Dhalinta.com1220
Hiiraan.com911
Lughaya.com1341
Mahiigaan.com803
Onkod.net913
Qarandoon.com1255
Somaliweyn.com1051
Wehelmedia.com3702
Xidigtasports.com365
Xoghaye.com980
Xogsheeg.com1262
Xogta.com1360
Xusuus.com1842
WELCOME TO MAARYAA.NET



Shariif “Soomaaliya waa la haray Burcad-badeed iyo Al-Shabaab”.
Posted by -> admin on July 21 2010 09:28:30


21 July 2010 (MNA) - Madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif oo xalay qubad dheer u jeedinayay Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Magaalada Roma ayaa waxa uu sheegay in nabada Soomaaliya ay hortaaganyihiin Shabaab iyo Burcad Badeed.

Waxaa uu sheegay Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed in taariiqda Soomaaliya aysan soo marin Marxalada 20 kii sano ee ugu dambeeyay, waxaana uu sheegay in Soomaaliya ay naafeeyeen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo uu sheegay in iyagoo ku gambanaya Shaar
Diimeed ay baabi’inayaan shacabka Soomaaliyeed taasina sida uu sheegay ay u sii dheertahay kooxo burcad badeed ah oo iyana ka hana qaaday wadanka Soomaaliya kuwaasi oo uu sheegay in aduunku hadii uusan si wada jir ah uga hortagin ay go’doon galinayaan guud ahaan gobolka Geeska Afrika.

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa sidoo kale qudbadii uu u jeedinayay Jaaliyada Soomaalida waxaa uu baaq ugu jeediyay Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Magaalada Roma, isagoo ku wargaliyay in Soomaaliya lagu bad baadin karo oo kaliya in la helo muwaadiniin Soomaaliyeed oo si dhab ah u wajahda Xaaladda Soomaaliyeed balse iyaga ka jaaliyad ahaan looga baahanyahay inay gacan siiyaan dowladda KMG Soomaaliya.

Sheekh Shariif Shekh Axmed ayaa ugu dambeyn sheegay in aduunka uu kala hadlay sidii gacan looga siin lahaa dowladiisa samata bixinta shacabka Soomaaliyeed oo uu sheegay inay ku amar taagleynayaan dad qaarkood ay ku yartahay wadaniyada iyo kuwa uu sheegay in dalalkooda ay dambiyo ka soo galeen sida uu hadalka u dhigay.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa xalay Saqdii dhexe waxa ay ka amnabaxeen Magaalada Roma ee Xarunta wadanka Talyaaniga, waxaana intii ay halkaasi ku sugnaayeen uu kulamo la qaatay masuuliyiin ka tirsan dowladda Talyaaniga.



1 Comment · 87 Reads · Print
Comments
#1 | wang on August 28 2010 10:23:29
The company's Management and Leadership eslube‘s blog Principles state that "people are Nestle's most important asset." It seems to work. Limit surfing'blog "Nestle puts its money where its mouth is," explains Robert Hooijberg, professor of organizational Loss of Argentina fans' blog behavior at the International Institute for Management Development in Lausanne, Dying of float world Switzerland. He says the food giant spends heavily on its high potential managers by putting The crow unlucky them through a rigorous program of executive development at Nestle's training center in Rive Reine, wpcandy not far from the corporate headquarters in the small Swiss town of Vevey.There, nearly 2,000 Pure Mood junior executives selected from all over the world undergo a monthlong induction into The beautiful fairy tale work together on team projects and meet the company's.shy
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Somali Channel


Wareysi Lamaanaha UK
Lamaanaha UK
Wariye Dhaawacmay