Posted by admin on July 23 2010 09:53:54
23 Jul 2010 (MNA) - Kooxo hubaysan ayaa gaari rakaab ah waxaa ay ku rasaaseeyeen inta u dhaxeysa deegaanada Bandiiradley Galinsoor ee gobolka Galgaduud iyadoo halkaasina uu ka dhashay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Rasaastaani kooxaha hubaysan ay ku fureen gaarigaani ayaa sababtay geerida hal ruux iyo dhaawaca labo kale kuwaasi oo saarnaa gaari nuuca dhagaxda qaada ah oo marayay inta u dhaceysa Bandiiradley iyo Galisoor ee gobolka Galgaduud.
Warar ayaa sheegaya in dilka halkaani ruux iyo dhaawaca labada kale ay ka dambeysay aanooyin qabiil oo horey halkaasi uga dhacay, waxaana labada qof ee dhaawaca loo geystay saakay la geeyay xarumaha caafimaad ee kuyaala degmada Galinsoor ee gobolka Galgaduud.
Dhinaca kale howlgalo ay shalay galinkii dambe ka sameeyeen ciidamada amaanka ee Maamulka Galmudug qeybo ka mid ah gobolka Mudug ayaa waxaa ay ku guuleysteen inay gacanta ku soo dhigeen kooxo hubaysan oo rasaaseeyay gaari ay saarnaayeen dad laga soo masaafuriyay deegaanada Puntland xili ay marayeen deegaanka Bandiiradley.
Shariif Cali Dhurwaa oo ah taliyaha qaabilsan howlgalada wadada isku xirta Galinsoor iyo Gaalkacyo ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen kooxihii rasaaseeyay gaarigaasi islamarkaana haatan ay ku jiraan xabsiga koofurta Magaalada Gaalkacyo ,waxaana uu tibaaxay in haatan saldhigaasi ay ku jiraan ilaa 35 ruux.
"We ghd straighteners didn't write we were comin'," ghd glätteisen apologized Jeremiah faintly, as he stumbled across the threshold and dropped ghd rettetang into the nearest chair. "We were goin' ter write from Keziah's, but we were so tired we hurried right up an' come home. 'Tis nice ter get here; ain't it, Hester?" he finished, ghd planchas settling ghd glattejern back in his chair."'Nice'!"ghd straightener cried Hester tremulously, tugging at her bonnet ghd hair straightener strings. Sq
How buy wow gold cheapbuy wow gold cheap to Make a Telemarketer Go Away 1. If they wow accountswow accounts want to loan you money, tell them you just buy cheap wow buy cheap wow gold gold filed for bankruptcy and you could sure wow accountwow account use some money. Ask, "How long can I keep wow gold cheapwow gold cheap it? Do I have to ever pay it back, or is cheap wow goldcheap wow gold it like the other money I borrowed before
adf
sadf