September 09 2010 07:42:58
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of music
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
  • 8.00 am
  • 2.30 pm
  • 8.00 pm
Isbitaalka Borama
Dugsiga Geb
Kaalmo Agoon
Wariye Maaryaa



Random Media
Somali Links
Somalichannel.tv222
Allmuqdisho.com978
Aminarts.com795
Boramanews.com1137
Bulshoweyn.com1075
Calanka.com1756
Dayniile.com2851
Dhalinta.com1220
Hiiraan.com911
Lughaya.com1341
Mahiigaan.com803
Onkod.net913
Qarandoon.com1255
Somaliweyn.com1051
Wehelmedia.com3702
Xidigtasports.com364
Xoghaye.com980
Xogsheeg.com1262
Xogta.com1360
Xusuus.com1842
WELCOME TO MAARYAA.NET



Odayaasha Hawiye oo cambaareeyay Raafka Puntland ay ku heyso dadka koofurta.
Posted by -> admin on July 23 2010 09:54:25


23 Jul 2010 (MNA) - Axmed Diiriiye Afhayeenka Odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ayaa cambaareeyay raafka Maamulka Puntland uu ku hayo dadka ka soo jeeda koofurta Soomaaliya isagoo dhinaca kalana amaanay Maamulka Galmudug.

Iyadoo maalmihii la soo dhaafay Magaalooyinka Puntland laga soo masaafurinayay dadka u dhashay koofurta dalka Soomaaliya ayaa arintaasi waxaa ka hadlay Afhayeenka golaha odayaasha dhaqanka iyo midnimafa Beelaha Hawiye nabadoon Axmed Diiriye Cali.

Waxaa uu sheegay Afhayeenka in wax laga xumaado ay tahay hadalkii dhawaan ka soo yeeray madaxweyne Faroole oo ahaa in dadka rabshadaha ka wada magaalooyinka Puntland ay ka soo jeedaan koofurta dalka Soomaaliya, waxaana uu Axmed Diiriye Cali Sheegay in hadalkaasi uusan aheeyn mid uu ku hadlo qof masuul ah islamarkaana looga baahanyahay inuu cudur daar ka bixiyo maadaama dadka Soomaaliyeed ay yihiin dad wadadhashay.

Afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa dhanka kale u mahad celiyay Maamulka Galmudug, waxana uu sheegay inay soo dhaweynayaan qaabka ay ula dhaqmeen dadkii sida arxan darada ah looga soo masaafuriyay magaalooyinka Puntland ee la keenay Magaalada Gaalkacyo.

Maamulka Puntland ayaa Maalmihii la soo dhaafay waxaa ay magaalooyinka waaweyn ee Puntland ay ka wadeen raaf ay ku sameynayaan dadka ka soo barakacay dagaalada ka jira koofurta dalka Soomaaliya kuwaasi oo qaarkood ganacsi ku lahaa magaalooyinkaasi, waxaana bur bur loo geysanayay goobahooda ganacsi halka iyagoo faramarana loo soo daadgureynayay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Arintaaasi ayaa sababtay in qaar ka badan oo ka mid ah aqoonyahanada iyo bulshada kale ee Soomaalidu ay cambaareeyaan falalka ay ku dhaqaaqeen masuuliyiinta Maamulka Puntland, iyadoo aan la ogeyn in masaafurintaani ay wax ka badali karto xaaladaha amaan dari ee ka jira Magaalooyinka waaweyn ee Puntland sida Garoowe iyo Boosaaso.



4 Comments · 124 Reads · Print
Comments
#1 | enter on July 27 2010 02:39:48
<a href="http://www.as.com">adfa</a>
adf
sadf
#2 | enter on July 27 2010 02:40:07
Whether timberland shoes 60 or 16, there is in every human the unfailing childlike appetite of what’s next and
air max the joy of the game of living. In the center of your heart and my heart there is a wireless station:
so long as it receives messages of nike rift beauty.
When nike air max the aerials are down, and your spirit is chaussures nike covered with snows of cynicism and the ice of pessimism, then you are chaussure nike shox grown old, even at 20, but as long as your aerials are up, to catch waves nike shox of optimism, there is hope you may die young at 80. Sq
#3 | wowgold on August 05 2010 09:49:30
a buy cheap wow gold man walks into a bar, he sees two pieces buy cheap wow gold of meat hanging from the ceiling. he asks the barman, "why are those two pieces of meat hanging buy wow gold from the ceiling?" the barman replies, "it's buy wow gold a competition which we run every night. if you can jump up and touch the meat, you get free wow gold for sale drinks for the whole night." "great!" says wow gold for sale the man, "but what if i can't reach them?" "then you have to buy all the drinks for everyone wow gold all night," the barman answers. "do you want to try?" wow gold "no, but thanks anyway." "why not?", asks the barman. "the steaks are too high."
#4 | wowgold on August 10 2010 03:58:08
a ffxiv gils rather attractive woman goes up ffxiv gils to the bar in a quiet rural pub. she gestures alluringly to the barman who ffxiv gil for sale comes over immediately. ffxiv gil for sale when he arrives, she seductively signals that he should bring his face close to ffxiv gil hers. when he does so, she begins ffxiv gil to gently caress his beard which is full and bushy. "are you the manager?" ffxiv gils she asks, softly stroking his ffxiv gils face with both hands. "actually, no" he replies. "can you get him for me? ffxiv power leveling i need to speak to him." ffxiv power leveling she asks, running her hands up beyond his beard and into his hair. "i'm afraid ffxiv gil i can't" breathes the barman - clearly ffxiv gil aroused. "is there anything i can do?" "yes there is. i need you ffxiv gil to give him a message" she continues ffxiv gil huskily, popping a couple of fingers into his mouth and allowing him ffxiv power leveling to suck them gently. "tell ffxiv power leveling him" she says "that there is no toilet paper or hand soap in the ladies room."
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Somali Channel


Wareysi Lamaanaha UK
Lamaanaha UK
Wariye Dhaawacmay